Site icon Qaamuus

ereyga

hambaas
(m.l)

ld hambaasid.

hambaas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Ku h.: hawl waqti isku dhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hambaas

hambaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid maaweelin.

hambaasid [m.f.dh]
eeg hambaas². ld hambaas¹.

hambaasin [m.f.dh]
eeg hambaasi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version