hambalaalaq
(m.l)1. Kala daadsanaan. 2. ld humbuluuluq¹.
hambalaalaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)1. Cid kala daadsanaansho. 2. ld humbuluuluq².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hambalaalaq ↴
hambalaalaqid [m.f.dh]
1. eeg hambalaalaq². 2. ld humbululuuqid.
hambalaalaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kala daadsan ahaansho.
hambalaalaqsanaan [m.f.dh]
eeg hambalaa-laqsan. ld hambalaalaqsanaansho.
hambalaalaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hamba-laalaqsanaan.
humbuluuluq [m.l]
Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq¹ (2).
humbuluuluq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq².
humbuluuluqid [m.f.dh]
eeg humbuluuluq². ld hambalaalaqid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg