Site icon Qaamuus

ereyga

hambalaalaqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax kala daadsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hambalaalaqsan

hambalaalaqsanaan [m.f.dh]
eeg hambalaa-laqsan. ld hambalaalaqsanaansho.

hambalaalaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hamba-laalaqsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version