Site icon Qaamuus

ereyga

hamham
(m.dh)

1 Hadal hoos loo yiri oo aan si fiican loo maqlayn. 2. Hadal aan micno lahayn. ld xamxam.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamham

hamhamlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hadal hamham ah dhihid. ld xamxamlee.

hamhamleyn [m.f.dh]
eeg hamhamlee. ld xamxamleyn.

xamxam [m.dh]
ld hamham.

xamxamleyn [m.dh]
ld hamhamleyn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version