Hamuun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Rabitaan saa'id ah oo cunto loo qabo aroortii.
Hamuun
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uumay, uuntay; -uumi). 1. Wax aad u rabid. 2. Cunto aad u rabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hamuun ↴
haalaati | halac | hamuumid | hamuungorayo | hamuungorgor | hamuuntir | hamuuntir | hamuuntirad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg