handaraaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Albab wax la handaraabay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh handaraaban ↴
handaraabnaan [m.f.dh]
eeg handaraaban. ld handaraabnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg