hanfaafurro
(m.dh)ld hanfaafuryo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanfaafurro ↴
hanfaafuryo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg