Hangaggurree
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)1. Canaan kulul cid u jeedin. 2. Qof si sir ah u waxyeellayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hangaggurree ↴
hangaggurreyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg