Site icon Qaamuus

ereyga

Haniye-seddex-faraale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Gufka u dhexeeya qolqolka sare ee midig iyo qolqolka hoose ee midig, wuxuu leeyahay saddex farood oo u sii daaya dhiigga ka yimaada qolqolka sare in uu ku shubmo qolqolka hoose, wuxuuna celiya in dhiigu kor u soo noqdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haniye-seddex-faraale


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version