Hanjabaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ereyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanjabaad ↴
boolixooftee | boolixoofto | bootee | booto | bootoole | hanjabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg