Hanjiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qob ka saaridda in yar oo gocoso ah gacan qobka looga saaro.
Hanjiid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Gocoso gacan qob uga saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanjiid ↴
hanjiidan | hanjiidasho | hanjiidid | hanjiidnaan | hanjiidnaansho | hanjiido |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg