Hano
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Finan madaxa ka soo baxa oo timaha hoolhoola. 2. Booli; xaaraan.
Hano
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ntay, -natay)1. Wax mas'uuliyaddooda ku filnaasho. 2. Wax hantiyid ama qabsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hano ↴
dhano | hanasho | madashanow | muddaahano |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg