Site icon Qaamuus

ereyga

Hanqar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Onkod, gugac. 2. Qarax, biriq.

Hanqar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanqar

hangaraarac | hanqaaran | hanqaarmid | hanqaraarac | hanqaran | hanqaran | hanqarid | hanqarmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version