Hantigoosad-dawladeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(siyaa.) Hab dhaqaale, ama siyaasad, ee hantida ganacsiga, iyo warshadaha ay leeyihiin dad gaar ah, oo aan ahayn dawlad, kuwaas oo ku tartama fa'idada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hantigoosad-dawladeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg