Site icon Qaamuus

ereyga

Haqad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Cad yar, beer ka mid ah oo qof maalin fali karo. 2. ld haqasho. 3. Qarar dhaadheer oo xeebaha ku yaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haqad

dhaqad | faradhaqad | haqasho | shaqad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version