Haqi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid harraad iyo gaajo ku dilid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haqi ↴
caashaqid | dhaqdhaqid | dhaqid | faradhaqid | fashaqi | fashaqid | fashaqin | fashaqis | haqin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg