Site icon Qaamuus

ereyga

haquuq
(m.l)

ld habuuq¹.

haquuq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

ld habuuq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haquuq

habuuq [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-qyo, m.dh)
Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq¹.

habuuq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Beer, waqti sabuulkeeda la cuni karo gaarid. ld haquuq².

habuuqid [m.f.dh]
eeg habuuq². ld haquuqid.

habuuqsasho [m.f.dh]
eeg habuuqso. ld haquuqsasho.

habuuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Habuuq gurasho. ld haquuqso.

haquuqasho [m.dh]
ld habuuqasho.

haquuqid [m.dh]
ld habuuqid.

haquuqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
ld habuuqso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version