Site icon Qaamuus

ereyga

Har

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. Wax if qabtay hooska uu bixiyo. 2. Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.

Har

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. (f.g) Digo iwm meel ka xaarid. 2. (f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho. 3. (f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
Harweyn*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

ugaarsade-hargaandi*

baydari


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

waa marka xoolaha guran ee aan irmaaneyn laguraaan rag kaliya een wadan hoy ama aqal

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga har

ba' | raabacad | waab | saabil | aameel | baabbul | naab | ogog | caad | daadxoor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version