Site icon Qaamuus

ereyga

haraaryo
(m.dh)

Neef-tuur xooluhu samee-yaan wakhtiga kulaylaha markay qooraxdu qabato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haraaryo

haraaryoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Haraaryo samayn.

haraaryood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg haraaryoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version