Haraati
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Nooc ka mid ah warmaha waaweyn.
Haraati
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Si xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati¹.
Haraati
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)Si xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haraati ↴
jaalabuto | laad | laad | biibbiile | biibbiilee | biqle | haraatiggeelle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg