Site icon Qaamuus

ereyga

haramcad
(m.l)

Naasley duur joog ah, hilib ku nool ah, oo laga helo Afrika, una eg shabeel, laakiin ka jurmi weyn. ld haramcas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haramcad

haramcas [m.l]
ld haramcad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version