haran
(m.l)Wax nijaaso leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haran ↴
dharan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
facsharan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.
wandharan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la wandharay ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg