Site icon Qaamuus

ereyga

harbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax biyo ku dhex jira horay u riixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harbi

dharbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Biyo yar wax ku qoyn. 2. Qof ulayn. 3. ld dharki.

dharbin [m.dh]
1. ld dharbis. eeg dharbi. 2. ld dharqin.

dharbis [m.l]
ld dharbin.

gufaaco [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Roob dabayl soo harbinayso. 2. Hirar waaweyn oo dabayli ku dheehantahay oo badda kacsani soo daacdo.

harbin [m.f.dh]
eeg harbi. ld harbis.

harbis [m.l]
ld harbin.

takhantakho [m.dh]
Qof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tukhun-tukho.

takhantakhoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun-tukhoo.

taraanturree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eesay)
Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version