harbin
(m.f.dh)eeg harbi. ld harbis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harbin ↴
dharbin [m.dh]
1. ld dharbis. eeg dharbi. 2. ld dharqin.
gufaaco [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Roob dabayl soo harbinayso. 2. Hirar waaweyn oo dabayli ku dheehantahay oo badda kacsani soo daacdo.
harbis [m.l]
ld harbin.
taraanturree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eesay)
Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg