Hardan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamid.
Hardan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Laba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hardan ↴
hardamid | hertan | shardan | shardanaan | shardanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg