Site icon Qaamuus

ereyga

Hardi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Madaxa oo wax lagu dhufto. ld herti¹.

Hardi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

Madaxa ku dagaalamid. ld harati, herti².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hardi

harati | haratin | hardin | hardiyid | herti | herti | hertin | qaruuf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version