hargag
(m.l)ld xargag¹.
hargag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)ld xargag².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hargag ↴
hargagid [m.dh]
ld xargagid.
xargag [m.l]
1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.
xargag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag², xarkag².
xargagid [m.f.dh]
eeg xargag². ld hargagid, xarkagid.
xargagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-sanaa, -sanayd)
Wax xargagay ahaansho. ld hargagsan, xarkagsan.
xargagsanaan [m.f.dh]
eeg xargagsan. ld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag-sanaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg