Hargal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii. 2. ld hargelid. ld hargalmo, hergel¹, hergalmo.
Hargal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)1. Qorrax hoos ka gelid. 2. U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hargal ↴
ban | dhargal | hargalmo | hargelid | hergal | hergal | hergalid | hergalmo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg