Harimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Cuntada harkii la cuno; qado. 2. Wax jirro awgeed loo takooro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harimo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg