Site icon Qaamuus

ereyga

harqaanle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harqaanle

dhartol [m.l] (-llo, m.dh)
Dawaarle, harqaanle. ld dhartole.

kharqaanle [m.l]
ld harqaanle.

sharqaanle [m.l]
ld harqaanle.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version