Harqad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Gabal maro ah. 2. Galka barkinta. 3. ld harqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harqad ↴
dharqad | hafi | harqasho | kharqad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg