Site icon Qaamuus

ereyga

Harraadbeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cabidda la cabo wax oonka bi'iya.

Harraadbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Wax harraad ku ba'ayo cabbid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harraadbeel

oonbeel | gacmadheere | harraadbeelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version