Site icon Qaamuus

ereyga

Harrar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Gogol caws ka samaysan oo lagu seexdo ama guriga lagu dedo. ld harar¹.

Harrar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Derin guryaha lagu dedo. 2. Dun dermooyinka lagu qurxiyo. ld harar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harrar

unko | dhexkatuur | harar | harar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version