Site icon Qaamuus

ereyga

Harso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Qorrax meel hoos ah ka gelid. 2. Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harso

harsasho | herso | maharso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version