Site icon Qaamuus

ereyga

haruubgaal
(m.l) (-llo, m.dh)

Haruub weyn oo geela lagu liso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haruubgaal

gaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version