haruufid
(m.dh)ld huruufid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haruufid ↴
xagxago [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha uga goosasho. 2. Cid haruufid.
huruufid [m.f.dh]
eeg huruuf². ld haruuf¹, haruufid, huruuf¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg