haryuub
(m.dh) (-byo, m.dh)1. Duuduubka haragga dadka aad u duqoobay yeesho. 2. Buuryo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haryuub ↴
dhar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
duudduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg