Site icon Qaamuus

ereyga

hashuur
(m.l) (-rro, m.dh)

(juqr.) Xarriiqyo harayn oo gaagaaban oo khariidadda lagu dul sawiro si loo muujiyo farqiga u dhexeeya tiirada dhulka. Haddii tiiradu ay taagantahay xarriiqyadu waa dhumuc weynyihiin waana isku dhawyihiin; haddiise tiiradu ay sahlantahay, xarriiqyadu waa dhuudhuubanyihiin waana kala durugsanyihiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hashuur

ismanshashuur [m.l]
ld ismashashuur1.

ismanshashuur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld ismaashashuur².

ismanshashuurid [m.dh]
ld ismashashuurid.

ismashashuur [m.l]
Xishood badan oo ismacnayni ku jirto. ld ismanshashuur¹.

ismashashuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld ismashanshuur².

ismashashuurid [m.f.dh]
eeg ismashashuur². ld ismanshashuurid.

manshashuur [m.l]
ld mashashuurid.

manshashuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld mashashuur².

manshashuurid [m.dh]
ld mashashuurid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version