Site icon Qaamuus

ereyga

hataaqee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-qeeyay, -qeysay)

ld hantaaqee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hataaqee

hantaaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
1. Qof hantaarurrayn. 2. Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee, hintaaqee, nitaaqee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version