hawaar
(m.l)1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.
hawaar
(m.dh) (-ro, m.l)Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
hawaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawaar ↴
hawaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.
hawaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Neef geel ah hawaar u yeelid.
hawaarid [m.f.dh]
eeg hawaar³. ld hawaar¹ (2).
hawaarin [m.f.dh]
eeg hawaari.
hawaarnaan [m.f.dh]
eeg hawaaran. ld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.
hawaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hawaarnaan.
hawaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg