hawaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawaaran ↴
hawaarnaan [m.f.dh]
eeg hawaaran. ld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.
hawaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg