hawaawirid
(m.l)Rididda xabbado aan dan laga lahayn la rido.
hawaawirid
(m.f.dh)eeg hawaawir².
hawaawirid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Xabbado bilaash u ridid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawaawirid ↴
hawaawiridid [m.f.dh]
eeg hawaawirid³.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg