Site icon Qaamuus

ereyga

haweyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Hawo ka gelid; niyaysasho; isu qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haweyso

dhaweyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld dhoweyso.

haweysasho [m.f.dh]
eeg haweyso. ld haweysad, haweysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version