Hawiran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax dhibaato weyn gaartay noqosho.
Hawiran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)1. Wax halis la geliyey ahaansho. 2. Wax dhibaato weyn loo geystay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawiran ↴
hawirmid | hawirnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg