Site icon Qaamuus

ereyga

Hawl-obtikeed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Awoodda ay u leeyihiin iskudhisyada qaarkood in ay ku wareegaan sallaxa ciriflanimada ee sallax ilays cirifaysan marka ilays la dhex mariyo. H.o.da waxaa laga arki karaa wiriqaha, neefaha, hoorarka iyo milannada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawl-obtikeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version