Site icon Qaamuus

ereyga

hawldiid
(m.l) (-dyo, m.dh)

Qof shaqo neceb. ld hawldiiddo, hawldiidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawldiid

hawldiiddo [m.dh]
Necbaanta hawsha la necbaado. ld hawldiid.

hawldiidid [m.dh]
ld hawldiid.

hawldiidnimo [m.dh]
Hawldiid ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version