Hawlgab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay. ld hawlgeb¹.
Hawlgab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Gabow awgii shaqo uga fariisasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawlgab ↴
hawlgabid | hawlgebid | kul-dhibib | leelleeltir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg