Site icon Qaamuus

ereyga

Hawlyaree

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

U h.: wax qabashadooda cid u fududeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawlyaree

hawlyarayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version