Hawo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dabayl gabow. 2. Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah. 3. Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawo ↴
aagga-qabow | kaalsiyam | baraf-dhagax | bashiic | bitaan | bitaan | buufin | cabbur | cadaadis | cod |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg