hawohankaagid
(m.f.dh)eeg hawohankaag². ld hawohankaag¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawohankaagid ↴
hawohankaag [m.l]
Waayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawohankaagid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg